Ku Noqo Blog-ka
๐ŸŽฌ Video

Odayaasha dhaqanka beesha Harti-Abgaal

26 Jul 2026

Odayaasha dhaqanka beesha Harti-Abgaal oo codsi usoo jeediyay odayaasha dhaqanka beelaha deggan Hirshabeelle. Iyaga oo ka codsaday inay la qaadaan MD. CUSMAAN MAXAMUUD CADDAAWE una doortaan inuu Hogaamiye dowladda Hirshabeelle.
Codsigaan ayay kusoo gudbiyeen madal ay ku dhanyihiin qeybaha kala duwan ee bulshada; Odayaasha dhaqanka, Siyaasiyiin, Aqoonyahanka, indeer-garadka, dhalinyarada iyo haweenka, kasoo jeeda dhamaan deegaannada Hirshabeelle