Ku Noqo Blog-ka
Xarunta Ololaha ee Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle
Eeg Weyn
๐Ÿ“ธ Sawiro

Xarunta Ololaha ee Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle

28 Jul 2026

Mudane Cismaan Cadaawe, waxaa si dardar leh uga socda kulamo joogto ah oo uu hoggaamiyuhu la qaadanayo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Kulamadaan ayaa diiradda lagu saarayaa dhageysiga bulshada iyo xoojinta doorka shacabka ee geeddi-socodka isbeddelka Hirshabeelle.
Hoggaamiyaha ayaa bulshadii uu la kulmay ku boorriyay inay si mideysan u taageeraan isbeddelka