Ku Noqo Blog-ka
Musharaxa Hogaamiyaha Hirshabelle MD. Cismaan Maxamuud Caddaawe
Eeg Weyn
๐Ÿ“ธ Sawiro

Musharaxa Hogaamiyaha Hirshabelle MD. Cismaan Maxamuud Caddaawe

26 Jul 2026

Musharaxa Hogaamiyaha Hirshabelle MD. Cismaan Maxamuud Caddaawe ayaa galabta ilaa caawa Xaruntiisa Ololaha doorashada ku qaabilay qeybaha kala duwan ee Bulshadada ka soo jeedda deegaanada Hirshabelle.
Kulamadaas oo ay qeyb ka ahaayeen Siyaasiyiin, Aqoonyahanno, dhalinyaro, Haween iyo Odayaasha dhaqanka ayaa ujeedkoodu ahaa ka tashiga ayaaha Hirshabeelle iyo ka qeybgalka doorashooyinka dhawaan ka bilaabanaya degmooyinka kala duwan ee Hirshabellle.
Gabagabadii kulamadaan ayaa la isla qaatay in