Ku Noqo Blog-ka
๐ŸŽฌ Video

Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle

27 Jul 2026

Cusmaan Caddaawe, ayaa qorsheynaya safar uu ku marayo deegaannada Hirshabeelle si uu u dhagaysto bulshada, una xaqiijiyo himilada iyo rabitaanka dadka reer Hirshabeelle