Ku Noqo Blog-ka
๐ŸŽฌ Video

Mushaxa Hogaamiyaha Hirshabeelle

27 Jul 2026

Cismaan Maxamuud Caddaawe oo kulan dardar galin howlaha ololaha la qaatay guddiyada kala duwan ee ka shaqeynaya ololahiisa doorasho.
Kulanka waxaa lagusoo bandhiga qorshaha guddiyada iyo howlaha hortabinta u leh ololaha iyada oo Hogaamiye caddawe uu ku wargaliyay kooxaha ololaha inay u diyaargaroobaan socdaallo shaqo oo lagu aadayo degmooyinka iyo deegaannada gobolada Hiiraan & Shabeellaha dhexe.
Kulanka oo ahaa mid shaqo ayaa lagu kala qaatay waajibaadka iyo hoga-tusaaleynta habsami-u-socod