Ku Noqo Blog-ka
Musharraxa Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle
Eeg Weyn
๐Ÿ“ธ Sawiro

Musharraxa Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle

27 Jul 2026

Cusmaan Maxamuud Caddaawe, ayaa kulan la qaatay guddiyada kala duwan ee ololihiisa, isagoo ku boorriyay inay dardargeliyaan howlaha ololaha isla markaana sare u qaadaan wacyigelinta bulshada ee ku aaddan doorashada qof iyo cod.
Musharraxa ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo qaadashada kaararka codbixinta, si muwaadiniintu uga faa'iideystaan fursadda ay codkooda si toos ah ugu dooranayaan hoggaankooda.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in dib u heshii