Ku Noqo Blog-ka
Kooxda ololaha Musharraxa Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle
Eeg Weyn
๐Ÿ“ธ Sawiro

Kooxda ololaha Musharraxa Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle

27 Jul 2026

Mudane Cusmaan Maxamuud Caddaawe, ayaa galabta kulan ballaaran ku yeeshay xarunta ololaha musharraxa, kaas oo lagu qiimeeynayay hannaanka ololaha iyo diyaar-garowga doorashada.
Kulanka oo ay ka qeyb galeen xubnaha kala duwan ee guddiyada ololaha ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta qorshayaasha ololaha, xoojinta isku-duubnida taageerayaasha iyo sare u qaadidda u diyaar-garowga doorashada la filayo inay ka qabsoonto Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Intii uu kulanku socday, xubnaha guddiyada a