Ku Noqo Blog-ka
Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle
Eeg Weyn
๐Ÿ“ธ Sawiro

Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle

26 Jul 2026

Musharraxa Hoggaamiyaha Hirshabeelle Cusmaan Maxamuud Cadaawe ayaa soo dhaweeyay jadwalka doorashada Hirshabeelle ee uu maanta shaaciyay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, isagoo ku tilmaamay tallaabo muhiim ah oo horay loogu sii ambaqaadayo hirgelinta doorashooyinka iyo xoojinta dimuqraadiyadda.
Cadaawe ayaa ugu baaqay dhammaan dhinacyada inay ka shaqeeyaan qabsoomidda doorasho xor ah, hufan, isla markaana nabad ku dhacda