Ku Noqo Blog-ka
Murashaxa Hogaamiyaha Hirshabelle Cusmaan Maxamuud Caddaawe
Eeg Weyn
๐Ÿ“ธ Sawiro

Murashaxa Hogaamiyaha Hirshabelle Cusmaan Maxamuud Caddaawe

26 Jul 2026

Murashaxa Hogaamiyaha Hirshabelle Cusmaan Maxamuud Caddaawe ayaa lakulmay dhalinyarada aqoonyahayka ah ee kasoo jeeda deegaannada Hirshabellee, kulanka oo ka dhacay l xarunta ololaha doorashada murashaxa.

Kulanka oo ahaa kulan isbarasho iyo kala warqaadasho iyo talo bixin loo jeedinayay musharax hogaamiye Mudane osman mohamud Adawe.

Musharax Hogaamiye Cusmaan Caddawe ayaa soo bandhigay aragtidiisa ee ku wajahan Hirshabeellada uu dhisayo.

Aqonyankii ka qayb galay kulank oo ka mahadceliya